Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey

Su’aasha:

Asc sxb waxaan xaley riyo ku arkay anoo gabar la socdo oo garabka heysto markaas aan dhunkanayo ka dibna waxaan riyada dhexdeeda ku arkay abtigey oo meel laga shaaxeeynaayo joogo markaas abtigay wuxuu moodaa inaan gabadhan is qabno.

Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey
Riyada gabar aan shuminaayo iyo abtigey

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo oo aad jeceshay oo mustaqbalka nolosha la xiira, dhunkashada dumarka marka riyo lagu arko guud ahaan waa farxad iyo nolol fiican, haddaad doob tahay gabar ayaad guursanaysaa oo aad u fiican oo naftaada soo jiidanayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More