Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn

Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn

Su’aasha:

Asc: gudomiye : wad mahadsantahaay jawahaaga waan arka Walaal waxan Ku Riyooday riyadaan waxaan jogay guri weyn waxaa Ila jooga laba nin on Sxbo nahay waxan camireenay guri Dhanka sariiraha oo Kali ah sariiro badan ban arkay joodaroyo cusub iyo stunding kooda oo alwaax ah waxan arkay Sariir koreysa xoga kor Ila maybe miter higher mid an Sxbo nahay oo joodari saaraayo ana an Ku leeyahay waa laga so dhacaya wa dhertahay meshas mid kale ayaa yiri see loga so dhacaya alwax disine Dhincaha uga dhagan Riya kale Aya I raacsan lakin Toni Ayan uso qoraya ayadana wad mahadsantahaay sxb.

Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn
Waxan ku riyooday sariiro yaalla guri weyn

Jawaabta:

Saaxiib wcs, sariir iyo jaadari qofka marka uu ku riyoodo waxay toos u tusiyaan raaxo iyo nolol fiican iyo barako badan sidoo kale qofka inuu helo qalbi degan waxaa kaloo ay tusin karaan guur siiba qofka marka uu yahay qof doob ah.
Riyada wax fiican ayay tilmaamaysaa oo ah nolol degan iyo raaxo aad heli doonto.

 

Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More