Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo ordayo meel ayan u dagdagayey waxan maqlay aaqimka saladaa waxana iga hor yimi koox niman eh oo iyana ordayan waxan ka aqonsaday imamka masajidka masajidka aye u degdegayen markan dhaafay ayan arkay wiil ku ciyaaraya furo ku xiran wax ul caml eh oo dheer waan ka qaday gadal ayan firiye nimankii aya istagay mid aya kor utagay furo u eg midka aan wilka yar ka qaaday wilki ayan dhahay u geey lkn uma socon xagoda anigi aya labtay ayagiine wey soo laabteen bartamaha ayan isugu nimi imamkii ayan u dhiibay furoyaashii wa furayal badan lkn hal ul ku xiran. Jazakaallh.

Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda
Riyada gabar fureyaal badan u dhiibeyso niman masjidka u socda

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo mari doonaan fursado badan oo wanaagsan xagga adduun iyo xagga aakhiraba, waxaa la rabaa inaad ka faa’ideysato, furaha waxaa lagu fasiraa arsaaq iyo awood iyo jago iyo camal suuban jannada lagu gali karo, sidoo kale imaamka iyo masjidka iyo aqimka waxay astaan u yihiin camalka aakhiro marka riyada waa riyo fiican oo khayr badan xambaarsan, Ilaahay wanaageeda haku waafajiyo.

 Halkan ka daawo riyada furaha

The dream indicates that you will have many good opportunities in this world and in the Hereafter, you are required to take advantage of them, the key is interpreted as sustenance and power and position and good deeds that can be entered into heaven, as well as the Imam and the mosque and the aqimka are the symbols of the deeds of the Hereafter when dreams are a good dream that carries a lot of good. God will bless them.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More