Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa

Su’aasha

asc waan idiin salamaya dhamadina. Waxa dhib igu hayaa 2 riyo kala ah kow libaax ila dagalamaayo..marna makulaal ama  bisad oo ila jiifta mukulasha wey igu soo sexaneysaa iyadoo dhirir badan markaan soo kacana daaqada bey ka baxeysaa anoo u jeydo.fadlaan wan u bahana qeer allah idiinsiiyo wa bilaahi towfiiq.

Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa
Riyo bisad iyo libaax maxaa lagu fasiraa

Jawaabta

Libaaxa wax badan ayaa lagu fasiri karaa, waa inaad soo sheegtaa qaabka aad u aragtay, libaaxa wuxuu noqon karaa qof xoog badan , qof ah, sidoo kale oo madax ah oo dadka dulmiya, marka soo sheeg sida aad ku aragtay oo faahfaahsan.

teeda kale mukulaasha qaabka aad ku aragtay waxay tilmaamaysaa naag aan daacad ahayn, oo jacayl kuu muujinayso laakin been kuu sheegayso,

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More