Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Su’aasha:

Asc wll waxad ii fasirtaan riyadan waxan ku riyooday bisado aad ubadan icunayaaan hal qof Anan garanyn iga celinayo waxa Meesha taagna wiil xidhiidh naga dhaxayn jiray IYO hooyadi oo iyadana Meesha fadhida waxana lahaa bisadahad igu sixirtay.

Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan
Gabar ku riyootay bisado badan oo iyada ay cunayaan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad cadow kugu ah oo raba inay dhib kuu gaystaan dhibkaas ha noqdo sixir ama aflagaado ama xumaan kale.
Riyada waa digniin iska ilaali dadka aad ka shakisan tahay inay wax kuu qabaan riyada waa riyo tilmaamaysaa shar lagula maagan yahay.

Waliba dadka riyada ku jiray kama foga inay shartaas kaaga timaado siiba hooyada wiilka dhashay.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More