Riyada bariis iyo hilib karsan maxaa lagu fasiraa

Interpretation of the dream of rice and meat

Su’aasha:

Asc wll

Salaan kadib waxan ku riyooday anoo Bariis karsan iyo Hilib asagana karsan anoo cunaya waana raashin baseel ah aad ayuu u macana.

Riyada bariis iyo hilib kasrsan
Riyada bariis iyo hilib kasrsan

Jawaabta:

waa riyo aad u fiican waa bishaaro weyn. inshaa allaah waa arsaaq badan oo xalaal ah.

waxaad u heli doontaa si fudud  waa hanti badan  bariis wuxuu ka mid yahay waxyaalaha tusiya barwaaqada waxaa la mid ah hilibka karsan marka haddii

 

إنه حلم جيد جدا وأخبار رائعة. إن شاء الله الكثير من الرزق الحلال. ستجدها سهلة للغاية ، إنها ثروة ، والأرز من الأشياء التي تدل على الرخاء ، إنه مثل اللحم المطبوخ.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More