Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Su’aasha:

Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel habla ayaan kugu bartay ee gabadaan schoolka iinalla dhigata lambarkeeda ii sheeg wan u sheegay markaas ayan arkay tareen magaalada ku wareegsanaya.

Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah
Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad xil qaban doonto oo ay badanayaan arrimaha laga rabo oo dusha kaa saaran, safar ama shaqo ama guur waxay noqdaanba , riyada waxay tilmaamaysaa inaad mas’uul wax ka noqon doonto.

Riyada sidoo kale waxaa laga fahmayaa noloshaada inay isbadali doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More