Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Interpretation of a dream of abnormal intimate relationships

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Waxaan ahay nin dhalinyar ah waxaan mar kaste ku riyoodaa anoo dumar dabada uga tagaya mararka qarkood waxan rakaa rag anoo dabada ka fuulaya dad aan kasaayo iyo dad anan kasaynin haween iyo willal gabdho iyo naago waaweyn riyadana way igu soo noqnoqotaa fadlan i sheega waxa lagu fasiro karo.

Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa
Riyada galmada dabada maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Marka hore waxaad ogaataa riyo iyo dhab inay kala yihiin labo waxyaalo aad u kala fog, riyadan waxay ka timid shaydaan si aad u murugto, wax dambi ah korkaaga ma aha waayo waa riyo dhab ma aha, teeda kalena adiga maadan keenin.
Galmada raga ama raga in dabada laga fuulo waa liwaad waa dambi aad u weyn mardha dhab ahaan loo sameynayo, xataa sinada waa ka sii weyn yahay, Ilaahay wuxuu ku halaagay qoom luud oo ahaa kuwa raga dabada uga tago, Ilaahay dhulka ayuu la rogay, marka nin kasta nin kale dabada ka fuula ama isagaba haddii gadaal laga fuulo cadaab daran baa sugaya hadduuna ka towbad keenin.
marka riyada noocaas ah inta badan macne ma yeelato haduu qofka biyabaxo oona uu isku arko biyaha, waxyna u badan tahay inay tahay riyo xun.

arrintaas oo dhan waa qofka hadduuna isku junuubo oo biyo uu isku arko, hadduuna isku arkin waxaa lagu fasiri karaa inuu gali doono qalad. marka qofka uu hayo waswaas xun riyada noocas ah waso noqnqotoaa ilaa ay noqoto wax qofka aan ka tagin.
ibnu siiriin wuxuu leeyahay:
qofkii ku riyoodo asoo naag futada uga tagaya wuxuu raadinayaa wax aan habbooneyn wuxuuna u raadinayaa qaab aan loogu talaggalin ama wuxuu ku dhaqaaqayaa wax aan waxtar lahayn, qofkii arko asoo xaaskiisa dabada fuulaya riyadaas waxay tilmaamaysaa qofkaas inuusan toosnayn oo uu khilaafasan yahay sunnada ama inuu ka mid yahay dadka bidcada wata, waayo xaaska way ka duwan tahay naagta kale ajnabiga ah dhinac walba, dumarka ama haweenka iyo nimankana way ku kala duwan yihiin sheekada noocaas ah.

Qofkii arko asoo gabar yar ama wiil futada ka fuulaya wuxuu raadinayaa wax aad ugu adag inuu helo mana helayo hantidiisa oo dhanna meesha ayuu ku bixinayaa waxna ma heli doono.
haduu arko asoo naag uur leh dabada kaga tagayo naagtaas markay dhasho dhib ayaa soo gaaraya, taafsiirkan waa kan Ibnu Siirin.

  Haddii aad aragto raga dabada laga koro oo khaniisiinta ah  waa shar iyo shayaadiin, waana dad carada Ilaahay ku dhcday.

وقد يكون حلم إتيان الدبر بعيدا عن الجماع تماماً يعني أنه تصرف في موضوع أو قضية في حياته لكنه تصرف بشكل غير لائق أو تصرف خطأ ولم يستفد منه شيئاً أو سلك طريقاً غير صحيح وهو يعلم ذلك فهو ضل الطريق أو أنه هو محب لفعل أشياء خطأ وغير شرعية

Riyada u tagitaanka  futada ay gabi ahaanba ka fogaato galmada waxay la macno tahay in uu ku dhaqaaqay mowduuc ama arrin noloshiisa ku saabsan, balse wuxuu ku dhaqaaqay si aan habooneyn ama qalad ah oo uusan waxba ka faa’iidaysan, ama uu qaaday waddo qaldan isagoo og, markaas. waxa uu ka lumay wadadii, ama in uu jecel yahay in uu sameeyo khalad iyo sharci darro

Fasirka riyada galmada dabada

Riyada Galmada Laba Gabdhood

Riyada Galmada Gabadh Buuran

Riyada Galmada Sodohda

 

Halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More