Riyada xaaskaygoo umushay iyo gaadhi cusub

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY XAASKAYGOO UMUSHAY OO ILMAYAR DHASHAY AYAAN GURUGA IMID iayadoo qolkii Hurtada furaash ku fadhida waxaa LA joogay hablo ay walalo yihiin
Waxaan u keenay 3 sariirood furaashyo alaabtii caruurta udugyo
Waxaan sii $300 oo dollar oonku idhi alaab soo siiso
Gabadh Ay walalo yihiina waxan siyay $200 dolar
Waxaan ku siday gaadhi cusub oo qaaliya oon iibsaday
Alaabtii ayay gaadhiga kasoo gurtay waxay ii soo gashay oo alaabtii qolkii fadhiga kusoo gurtay iyadoo qoslaysa ayay iisoo gashay iyadoo aad u faraxsan
Ana waan dhunkaday Intan qoorta soo qabtay
Waxay igu lahayd hilibkani kalay cab maraqiisa
Allah mahadleh

Riyada xaaskaygoo umushay iyo gaadhi cusub
Riyada xaaskaygoo umushay iyo gaadhi cusub

Jawaabta:

Farxad weyn ayaad heli doontaa iyo ubad badan iyo nolol raaxo leh waa khayr Ilaahay ku siiyay waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro weyn xambaarsan, sidoo kale waxaad heli doontaa gabar baariyad ah oo wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More