Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya

Su’aasha:

Asc wll waxan ku riyodey wiil yar oo gacanta ka gubanaya olol ka baxayo kadib wiil an garanyo inta uu sibada surwaalkiisa furey ku kaadinaya si uu ugu bakhtiiyo maxay noqon karta mahadsanidin.

Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya
Riyada wiil yar gacanta ka gubanaya

Jawaabta:

Riyada waxay ka digaysaa arrimo aan fiicnayn inaad la kulmi doonto oo qaab daran waxaa laga yaabaa inaad la kulanto fidno daran oo kugu ridi karta mashaakil iyo dhibaato marka iska jir talaabada aad qaadayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More