Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
ALLAH MACAK

WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY
IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA SIIDAAYAY
WAXTARKEEDANA LAHADAL HAYO ANA WAAN MAQLAYAY OO TVGA AYAAN KA DAAWADAY
AADBAN UGU FARXAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA
Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa shaqadaada inaad ka keeni doontid guul iyo hormar sidoo kale inaad magac heli doonto, riyada waxay u eg tahay riyooyin badan aan kuu soo fasiray waana riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More