Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

Su’aasha:

Asc waxan ku ku riyday sidan gurigaan soo galay guri wayn oo ganjeel waynleh buuna ahaa kolay gurigaas magaranayo hada lkn markaa guri an anagu lee nahaybuu ahaa baan leyahy wllkey ayaan waydiyay abo mee waxuu dhahahay salad buu tukanaya bananka markaa isagoo kanjeelka hortiisa oo banaka ah ku tukanayan arkay waxaana dhahahay maxaa abo xaagan ugu tukan waxuu yiri kulel baan yara daremoo xagnaa laydh ah oo iskaaga tukanayay waxayna ila ahayd salaadu sune khar ilahay hanoga dhigo.

Riyada aabe oo guriga hotiisa ku tukanaya
Riyada aabe oo guriga hotiisa ku tukanaya

Jawaabta:

Riyada khayr iyo bishaaro ayay xambaarsan tahay, noloshaada isbadal fiican ayaa usoo socda isbadalkaasna waa khayr weyn, salaadda aabbahaaga ayaana laga qaadanayaa fasirkaas.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More