Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Su’aasha:

Asc bahda daruur waxaan ku riyooday anigoo raba bac madow qashin inaa qashinka ku soo tuuro ayaa waxaan arkay labo eey oo yar yar ah mid madow ah iyo mid brown ah naag ayaana xarig ku haysay albaabka ayay taagnaayeen waxaan ka baqay inay I taabtaan albaabka markii aan sii xiraayay kii brownka ahaa ayaa soo galay waan iska ilaalinaayay hooyo meesha ayay fadhisay waa u sheegay eey ayaa soo galay ayaan dhahay waxay u haysatay inaa been u sheegaayo eygii labadiisa lugoog ee hore ayuu dhabarka ka saaray hooyo igu dhahaday naga bixi eygaan go” wayn ayaa soo qaatay oo dhinaca albaabka bas u baneeyay ayaan bixiyay waliba aniga oo iska ilaalinaayo inuu I taabto.

Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo
Riyada eeyaha yaryar oo guriga soo galayo

Jawaabta:

Eeyaha yaryar waxaa lagu fasiraa dad tabaalaysan ama dad liito oo dhib hayo oo wax u baahan, waxa kaloo lagu fasiraa curuur yaryar baahi hayso oo cunto u baahan, riyada waxay tilmaamaysaa dad wax u baahan inay hooyadaada u imaan doonaan oo wax ka rabo iyadana ya dhibsanayso, waxaa laga yaabaa dadkaasna inay keeni doonto naag idinka aad garanaysaan, guud ahaan riyada wax xun ma aha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More