Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo qamiis cad iyo cimaamada waato oo nuurka iga baxaya waana socday.

Marka riyada xirada qamiiska iyo cimaamada maxay noqon karta.

Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo
Riyada anoo xiran khamiis cad iyo cimaamad oo nuur iga baxaayo

Jawaabta:

Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ikhlaas iyo qalbi nadiif ah oo Allana uu ku siin doono dhowrasaan iyo dacaadanimo, ku dadaal meesha nuurka laga helo oo ah quraanka kariimka, quraan si fiican u akhriso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More