Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore dhaqalo in uu igu caawiye. Waad ku mahadsan tahay sida aad igu soo turjumi karta.

Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar
Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar

Jawaabta:

Riyadan inta badan waa riyada kasoo fusha fekerka qofka, riyada ka timaada maskaxda qofka markuu arrin ku fikiro inta badan fasir ma laha, adiga waxaa laga yaabaa inaad ninkaas maskaxda ku haysay oo aad ka filanaysay lacag, marka riyada sidaas ayay ku timid, haddii ay fasiranto way dhici kartaa inuu ku caawiyo, laakin riyada xadiith nafsi baa la dhahaa waa riyada qofka naftiisa uu ugu sheekeeyo.

doolarka wuxuu noqon karaa wixii dahabka ama lacagta booskooda gali lahaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More