Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak
waxaan ku riyooday anoo salaad maqrib kusii socda ayay islaan wayn oo ayeeyo ahi wadada ku fuftay waankusoo noqdoo waan kiciyay wwaxan waydiiyay xagay ku socoto waxay ii sheegtay in ay na meel ay aado garanayn ee ay tahay qof is ka dhibataysan meel ayaan fadhiisayay oon ku idhi halkaasi igu sug Intan soo tukanayo
waan soo tukaday salladii maqrib waxaanan u imid iyadoo Ayla joogto gabadh aad u qurux badan oo LA socta hada oo ay WAX u tahay labadoodiiba waxan geeyay gurigayga halkasi ku noolaadaan oo nay aad ugu farxeen
Allah mahadleh.

Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan
Riyada aragtida ayeeyo wayn oo kuftay iyo gabar qurux badan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican inaad heli doonto adoo dadka oo dhan ay ku jecel yihiin sidoo kale adoo ah qof dadka garab istaagaya oo wax kaste u sameeyana oo u adeegaya bulshada.

Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa gabar qurux badan inaad guursan doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More