Riyada qof dhintoo (Dream of a dead person) qof nool fariin kuugu dhiibay

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY WAXAAN GALAY GURI AMA MAQSIN WAYN OO MADOW
WAXAAN SHIYADAY LAYDHKA AMA LAAMBADA
WAXAA KU JIRAY LABA QOF GABADH NOOL OO EDO AABAHAY LA DHALATAY
IYO SEEDIGAY OO MUDO DHAWRSANO KAHOR AH DHINTAY
MARKAAN SHIDAY LAYDHKA AYAA
WAXAA SOO KACAY SEEDIGAY WAXAANU IGU YIDHI ORADOO LAYDHKA U SHID WALAASHAA WAA GABADHIISII ANIGA WALASHAY
HADANA WAXUU IGU CELIYAY ORADOO WALADHAA GURIGA U IFTIIMI OROD U IFTIIMI
WAXAAN FILAYAA WAXUU II DHIIBAY GULUUB KII LAYDHKA
WAANKA SOO BAXAY
WAXAN TAGAY XAAFADII WALASHAY OO IYADU JOOGTAY GURIGUNA MADOW YAHAY WAXAAN GULUUBKII GALIYAY HALKII KAASHADA WAXAAN ARKAY IYADOO XUN
WALASHAY AYAA KAASHADII MIDI KAGA SOO DAADISAY QASHIN KII XANIBAY
WAANAN GARTAY INUU QASHINKAASI XANIBAY
WAANAN U SHIDAY WAXAAN KA TAGAY IYADOO XIJAAB MADOW XIDHAN OO FARAXSAN

Riyada qof dhintoo qof nool fariin kuugu dhiibay
Riyada qof dhintoo qof nool fariin kuugu dhiibay

ALLAH MAHADLEH

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa walaashaada inay kaaga baahan tahay daryeel iyo garab istaag, qofkaas dhintay oo seedigaaga ah oo ku faray inaad u shiddo nalka walaashaada waa fariin adiga kugu wajahan oo la rabo inaad walaashaada kurbada ka saarto waxaa laga yaabaa inay wax si ka yihiin oo adiga wax ay kaaga baahan tahay.

Marka riyada qof dhintay oo sidaas aad ku aragto macnahaas ayay keeni kartaa

Riyada qof dhintay oo qof nool dhunkanaya

يدل الحلم على أن أختك تحتاج إلى رعايتك ودعمك ،
الشخص المتوفى وهو صهرك الذي أمرك بإضاءة المصباح لأختك

هو رسالة لك أنك تريد إبعاد أختك ،

فربما هناك خطأ ما فيك وهي بحاجة إلى شيء منك.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More