Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Su’aasha:

Walale riyada tan maxa lagu fisiri karaa waxan rakay bac sab ay ku jirto jikada ay taalo bacdasne waxa ku jiro madax ari oo karsan iyo bariis arinta layabka leh waxe tahay inuu madaxa asagoo karsan bacdii inuu kasoo baxo rabo oo afka yacni ilkaha camal ku soo gooynayo bacda aniga aad ayan u naxay hooyo ayan ku dhahay wuu xanusanaya ee hoo qaandadan kusoo dil intas aye ku egyahy
BARAKKALLH.

Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya
Riyada madax ari karsan oo dhaqaaqaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka adkaan doonto dadka cadowga kugu ah, sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arsaaq fiican oo badan si sahlan ayaad ku heli doontaa.

Haddii aad tahay gabar aan wali la guursanin waxaa kuu soo dhow guur waliba guur wata barako iyo khayr, ma aha riyada riyo laga cabsado waa riyo wanaagsan.

Guud ahaan cuntada waxaa ugu fiican hilibka madaxnaha waa meesha ugu sarraysa xayawaanka, marka cuntada karsan cabsi ma laha marka ha moodin riyada inay xun tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More