Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Su’aasha:

Asc walalaha daruur aada umahadsantihiin
Waxan ku riyooday riyo xun inago badan jidka wxu ino galay nin dadk dhacayo aniga waxan dhahy wn isk celin karna ee ku heeraara kdib dadki way cabsaden
Dadk wxe waten w laga aruursaday lkn ani taas wn ka badbaaday ninki geesinimadada wn k hely ayu idhahy
Wu na fasaxay kdib insharerki an watay aya iga furmy bar gaduud ah o udhashy aya igu taalo wajiga hala iiso qabto ayu dhahy kdib naag sixiroley an ufahmy dhaqankeda ayu i geeyay mrkz wxa ilasocdo walalkey io sxibki io gbr kle gbadhi wy baxsaty iyana 3dena jaanis nolama siin kdib wiilal aye uyeertay qoftan isk fiiriya
Wiilashina w beelo e dhahen
Mxe noqon krtaa wxz
Ma dhiba iguso socdo mise

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley
Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Jawaabta:

Riyada aad aragtay waxay tilmaamaysaa dagaal iyo is nacayb sidoo kale fadeexo iyo faxsharo, haddii aad tahay gabar la qabo guurkaaga dhibaato ayaa u imaan karto haddaad tahay gabar aan la qabin waxaad kala kulmaysaa dadka kuu dhow cabsi iyo dhib.

Guud ahaan riyadan waxay tilmaamaysaa mashaakil kula soo gudboonaanaya, waa inaad iska ilaalisaa dadka qaar oo aad saaxiib ka dhiganayso oo xumaan kuu qarinaya.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More