Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Riyada naagta xaamilada uurka leh maxay tahay

Su’aasha:

SCW bahda daruur wan idin salamay waxan rabaa inaad ii fasirtaan nin dhalinyar ah oo doob ah haduu arko naag uur leh oo qurux badan waliba uurkeeda aad u weyn oo agtiisa imaanaysa oo rabta inay la sheekaysato isagana uu ku faraxsan yahay riyadas maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada naagta xaamilada uurka leh
Riyada naagta xaamilada uurka leh

Jawaabta:

Riyada naagta uurka leh qofka doobka waxay u tahay hanti iyo khayr badan uu heli doono sidoo kale jago iyo awood, riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto heer dadka ay kula yaabi doonaan, uurka waa wax lagu farxo oona la sugayo oo magac iyo muuno leh, naagtana waxaa lagu fasiraa aduun guud ahaan, marka riyada waa riyo aad u wanaagsan.

 

The dream of a pregnant woman is a wealth and a lot of good for the person who will get it as well as position and power, the dream indicates that you will reach a level where people will be amazed, pregnancy is a joyous thing that is expected and has a name and a reputation, and the woman is interpreted as a world as a whole, when dream is a very good dream.

 

Waxaan ku riyooday anoo xaamila ah oo gurigayga howl ka qabsanaya

 

Halkan ka daawo riyada naagta xaamilada uurka leh

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More