Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Su’aasha

Waxan ku riyoday anigoo saxan baaris ah wado  korna hal iyo haaf liin dhanaan ah ka saran yihin nin an garanayo oo dariskayga ah ayaa igu yiri liin isii marakasan midi haaf ka ahayd siyay liin xoogaa yara madow bay ahayd lakin biya badan ayaa ku jireen markas ayu ninkii wax yar riixay misa waxuu arkay inay biya badan ama dhecan badan ledahay wana wayay.

Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay
Liin dhanan ayaan ku riyooday waa maxay

Jawaabta

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad hanti yeelan doonto oo qof saaxiib ama qaraabo aad wax ka siin doonto, waayo liinta dhanaan waxaa lagu fasiraa arsaaq

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More