Riyada hooyo oo labo nin dishay

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Hooyaday waxan leeyahay Hooyo ayaa dishay 2 ruux kadib way carartay waxana u imanaya walalkay iga weyn waxana u sheegaya arinta dhacday waxan ka cabsanayna in anaga nala dilo aargoosi camal kadib wiil meesha joogay ayaa ii gacan qaadaya oo goorta ii qabanaya anigana waxan leeyahay iga fuq. Maxay noqon karta fasiirkeeda riyada.

Riyada hooyo oo labo nin dishay
Riyada hooyo oo labo nin dishay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay dood idin soo dhex gali doonto gaar ahaan reerkiina iyo dad kale, riyada dilka inta badan waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal, waxaana laga yaabaa inay tahay digniin la idinkaga digayo dadka qaarkooda.

Waliba dagaalkaas hooyadaada ayuu khuseeyaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More