Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Su’aasha:

A S C,qisada ninka saaxibkey waxay ku saab santahay wa isaga iyo gabadha xaaskisa u 12 sano qabo caruur’na u’dhashay weeyan, marka ninkan sxbkay aya qisadisa sidan igu waramay wuxu igu dhahay gabadha xaaskayiga intaan guur’san kahor mudo 2’ba bilood unbay ahayd barashadenu iyo xidhidhkenu marka mudada 2’bada bilood bisha ugu horesay markay dhamaatay ban habeen habenada kamida ayan lahadlay wan kuu baahanahy ban ku idhi way itimid kadib meel hotel ah ayan geeyay qol jiif ah ban kiriyay kadib qolki ban galiyay rooga dhulka gog’lanaa ban dul fadhisanay nus saaca markan sheekayisanay ayan anigu iyada shumiyay markan shumiyay kadib intay kor u kac’day ayay sariirti dul fuushay waliba intay dharki kore ay xidhned iska siibtay wax cabsi ama xishood ah malahayin ana dareen ba igalay sida ban xaran kula gal’mooday lkn wxn ka yaabay bu igu dhay gabadhu fircooni bay ahayd geedkayiga markan galinayay wax yar wu igu yara adka siilkeedu lkn markan galiyay xita wax dhiga kama imaanin waayo waxay igu dhahday ninba adiga igu horeya calaa iyo kuli xaal sheekada han soo gabiyo ninkan saaxibkay shaqadisu wa safar bay ku xidhan tahay marka waxa ku dhac’day wuxu ogaaday sanado badan inay gabadha xaaskisu rag fara badan ay xirir qar’soodi ah la lahaayid marka ninkan sxbkay wuxu aamin san yahay gabadhu xiligeedi hore intu guursan kahor’ba iyado xumaan kusoo jirtay inu guur’saday wana ka qoomamenaya e maxaan sameeya sxb ila tali ayu igu yidhi dhahay talo fah faahin ah ayan idin wayidinayina mahad sanid.

Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan
Qiso dhab ah oo ku dhacday nin aan saaxibo nahay talo u baahan

Jawaabta:

Ninkan marka hore ayuu ku dhisay mustaqbalkiisa guur qalad iyo xaaraan, naagta uu guursaday asoo og inay sidaas tahay mas’uul buu ka yahay xumaanta ka dhalan karta, maxaayeelay qofka marka uu sino galo inta badan wuu kusii soconaa, siiba dumarka, naagta marka xishoodku ka tago wax kaste waa laga filinayaa, haddii jirkeeda ay xaaraan ku siisay nin kalana way siinaysaa taas waa inuu ogaadaa, xalka wuxuu ku jiraa in labadoodaba ay ka towbad keenaan xumaantaas mar kalana aysan u laabanin sinada iyo wixii sinada keenaya, isaga laftiisa waa inuu iska ilaaliyaa xumaanta, maxaayeelay iyada waxay dareensan tahay haddii uu ka oggolaaday inuu ka sinaysto naag kalana inuu ku samaynayo, laakin maalintii ugu horraysay hadduu dhihi lahaa waxaan waa xaaraan aniga sino ma rabo waxaa laga yaabi lahaa inay jidka fiican ay qaadan lahayn, laakin isagaa u furay waddada xumaanta.

Waso marnay sheekooyin tan la mid ah bulshada soomaaliyeed dhaqanka ayaa ka rogmay, gabdhaha maanta duur cidla ayay joogaan waxay noqdeen dad aan xishood lahayn dhaqanka ayaa isbadalay diinta ayaa laga tagay, marka xalka waa inay towbad keenaan oo Alle ay u noqdaan oo gurigooda ay ilaalsadaan, haddii ay taas kasoo bixi weysana oo aysan diyaar u ahayn waxaa fiican inuu iska furo oo naag kale fiican raadsado.

 

 

Ninkayga ayaan furiin ka dalbaday naar miyaan ku galaa

 

 

 

Sinada waa camal aad u xun oo halis ku ah bulshada sheekada dumarka iyo raga sinaysta aad bay ugu soo badatay bulshada soomaaliyeed waxaana sabab u ah dhaqanka oo la rogay, gabdhaha waxay boqdeen kuwo aan ka baqin xumaanta.

Quraanka kariimka si adag buu uga hadlay sinada, wuxuu yiri Alle (SW):

(الزّانِيَةُ وَالزّاني فَاجلِدوا كُلَّ واحِدٍ مِنهُما مِائَةَ جَلدَةٍ ۖ وَلا تَأخُذكُم بِهِما رَأفَةٌ في دينِ اللَّهِ إِن كُنتُم تُؤمِنونَ بِاللَّهِ وَاليَومِ الآخِرِ ۖ وَليَشهَد عَذابَهُما طائِفَةٌ مِنَ المُؤمِنينَ)

(Zaaniyadda & Zaaniga Garaaca mid kastoo ka mid ah Boqol Garaaca oo yeyna Idiin Qabanin Xagooda Naxariis diinta Eebe dhexdeeda Haddaad Tihiin kuwa Rumeeyey Eebe iyo Maalinta Dambe (Qiyaamada) hana Joogo Garaacooda Koox ka Mid ah Mu’miniinta.)

 

 

 

Qofka hadduu towbad dhab ah keeno Ilaahay wuu ka dhaafaa dambiga uu galay, wuxuu yiri Alle (SW):

 

(وَالَّذِينَ لَا يَدْعُونَ مَعَ اللَّهِ إِلَٰهًا آخَرَ وَلَا يَقْتُلُونَ النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ وَلَا يَزْنُونَ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ يَلْقَ أَثَامًا * يُضَاعَفْ لَهُ الْعَذَابُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ وَيَخْلُدْ فِيهِ مُهَانًا ‎* لَّا مَن تَابَ وَآمَنَ وَعَمِلَ عَمَلًا صَالِحًا فَأُولَٰئِكَ يُبَدِّلُ اللَّهُ سَيِّئَاتِهِمْ حَسَنَاتٍ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا)

(Ee ah kuwaan Caabudayn Eebe La Jirkiisa Ilaah kale, oona dilayn baftuu Eebe xarrimay dilkeeda xaq mooyee oon zinaysanayn, ciddii saas fashana waxay la kulmi dambi * waxaana loo laab laabi cadaabka maalinta qiyaame wuuna ku waari dhexdiisa isagoo dullaysan * ciddii toobad keenta oo rumaysa oo fasha vamal fiican mooyee, oo kuwaas waxaa loogu badali xumaantooda wanaag, Eebana waa dambi dhaafe naxariista)

الزنا مفسدته من أعظم المفاسد، وهو مناف لحفظ الأنساب، وحماية الفروج، وصيانة الحرمات، ويوقع أعظم العداوة والبغضاء بين الناس،

وهو من الجرائم التي أوجب الله تعالى الحد عقابا عليها.
وفي هذا الحديث يبين النبي صلى الله عليه وسلم أن للزنا عقوبة مقدرة، حددها الله تعالى في كتابه وعلى لسان نبيه،

والزاني إما أن يكون محصنا -أي: متزوجا أو سبق له الزواج- وإما أن يكون غير محصن؛

فإن كان محصنا فإن حده الرجم حتى الموت، كما جاءت بذلك سنة النبي صلى الله عليه وسلم، وإن كان غير محصن فحده أن يجلد مئة جلدة،

كما قال تعالى: {الزانية والزاني فاجلدوا كل واحد منهما مئة جلدة} [النور: 2]، وجاءت السنة بعقوبة زائدة على الجلد،

وهي التغريب والنفي من البلد التي ارتكب فيها الزنا لمدة عام، تأديبا له، وإبعادا له عن مألوفاته، وعما كان عليه،

ويكون النفي بحسب ما يراه الإمام مناسبا، ويصح أن يطلق عليه نفيا من حيث بعد المسافة.  المصدر

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More