Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo

Su’aasha:

Asc waan idin salamy darur media iyo dhaman akhristaha salan ka dib waxan ku riyoday anigoo masajidka joga kadib leygu dhahaayo kalay natuji kadib aan salda tujinayo dadka balse salada anigoo tujinayo ayaan dhadhacaya qof cabsan oo kale runtii markan quranka akhrinayo xita waan dhadhacay wana soo istagaya aniga dhan tabar xitaa ku tujiyo aan weysana ee riyadan maxey micneyneysa tankle waqtika salaada lagarin aam tujinayey xita balse sodhawaa xiliga salda?

Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo
Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa xaalad ku saabsan noloshaada siiba xagga diinta, ka fogow qaladaadka iyo dambiyada qofka hadduu salaadda ku dhacaayo waa arrin la xiriirta diintiisa iska ilaali inaad dambi ku dhacdo, imaamnimadana waa masuu;iyad dusha lagaa saaray waxay u eg tahay inaadan kasoo bixi karin mas’uuliyadda dusha kaa saaran.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More