Riyada haweeney ku bursanayso

Riyada haweeney ku bursanayso

Su’aasha:

Asc wll maxa lagu fasiraa riyada
Waxan ku riyooday haweeney i bursaneeso meel suuq eh dadka jooga suuqa aye ku dhaheesa ii qabta isla markaana waxan ka galayaa guri aanan garaneen

Barakallah

Riyada haweeney ku bursanayso
Riyada haweeney ku bursanayso

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inay jiraan dad xaasid ah oo dhib kula rabo waana dumar laakin riyada waxaa ka cad inaad ka badbaadayso waana digniin dadka qaarkooda inaad iska ilaaliso siiba dadka xaasid ah oo si fiican kuu garanayo. Dadka xaasidka ah waxay isku dayayaan dadka oo dhan inay kugu diraan oo ay been kaa sheegaan.

 

Riyada gabar aan is dagaalnay oon dhowr jeer riyo ku arko

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More