Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Su’aasha:

Walaal waxaan mudooyinkan dambe arkaa app lagu sheegay in lacag lagu sameyn karo oo sweatcoin la yiraahdo kaliya waad carareysaa lacagna waadku sameyneysaa socodkaaga marka sidee lacagaha kuu aruuro si sahlan loogala bixi karaa bal iisheeg hadaad igu dhaanto hada xoogaa baan shaqeeyey oo iigu jiree

Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa
Barnaamijka Sweatcoin lacag ma laga sameynkaraa sideese loogala bixi karaa

Jawaabta:

Barnaamijka Sweatcoin waa App laga heli karo waxaad ku heli kartaa socodkaaga wuxuu ku xiran yahay nidaamka loo yaqaano GPS.

  Sida lagactaada aad u hesho waxaad u baahan tahay inaad leedahay PayPal account ama kaar Visa  ah ama Master, lacagta kuwaas mid ah mid ayaad ku xawili kartaa,  si aad u hesho ayadoo lacag caddaan ah markaas waxaad kaga soo baxsan kartaa makiinada ATM.

Halkan kasoo download gareey barnaamijka lagama helo Google Play

Sweatcoin Walking Step Tracker 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More