Riyada gabar weji madow oo aroos joogta

Su’aasha:

Asc wll waxa ku riyotey walashey aniga iyo iyada oo tagnay aroos aad uqurux badan arooska cida joogta oo dhan waxay xidhnayen dhar cad aniga iyo iyada ba waxn xidhnayn dhar cad waxay tidhi dadka gabigoodu waxy lahayen waji qurux badn oo cad lkin aniga waxy high ishegty inan laha waji aad u madow iyo gacmaha waxy tidhi qofbad u shekynysey ana waxn laha talow wajigeda maney arkayn wad mahadsantihin wllo ifasir.

Riyada gabar weji madow oo aroos joogta
Riyada gabar weji madow oo aroos joogta

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugan tahay fal laga fiican yahay oo aad u xun, wejiga madow waa wax xun marka riyo lagu arko, waliba wuxuu tilmaamayaa dambi iyo xumaan, naftaada dib ugu laabo hadaad qalad ku jirto ka towbad keen, haddii aadan qalad ku jirin iska jir inaad xumaan sameyso.

Arooska guud ahaan wuxuu tilmaamayaa kulan iyo munaasabad dad badan ay imaanayaan laakin riyada waxay xoogga saaraysaa wejiga madooban.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More