Riyada hagaajinta suuliga maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Asc hooyaday baa waxay ku riyootay dhowr mar iyadoo Suuliga hagaajineyso Gaar ahaan Boosaneerka iyadoo Hagaajineyso.

Riyada hagaajinta suuliga maxay noqon kartaa
Riyada hagaajinta suuliga maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Riyada hagaajinta musqusha ama nadiifinta waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu yahay qof dhowrsoon oo leh akhlaaq suuban, waxaa kaloo ay tusinaysaa hagaajinta suuliga xasilloonida qoyska iyo nolol degan iyo qofka inuu ka towbad keenayo dambiga.

Sidoo kale riyada waxaa laga fahmayaa in murugta iyo walwalka ay ka adkaan doonto hooyadaada.

Inshaa Allaah riyada waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More