Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Su’aasha:

Asc wlllo waxan xalay ku riiyooday anoo shaqada ka daahay oo xilli late time ah tagay marka fasirka riiyada shaqada laga daahay maxay noqon karta.

Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay
Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Jawaabta:

Riyada ka daahidda shaqada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kaa reebaya inaad gaarto dantaada.
Sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay kusoo foodsaaran yihiin arrimo saamays ku yeelanaya shaqada aad hayso ama wixii aad niyaysan tahay.
Guud ahaan waa riyo baraarujin ah oo kugu baraarujinaysa inaad ku dadaasho wixii wax kuu taraya sidoo kale inaad garato dantaada iyo wixii mustaqbala aduunka iyo aakhiraba wax kuu taraya.

Marka riyada shaqada laga daaho taas ayaa laga fahmayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More