Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Su’aasha:

Asc wr wb wll waxaa jirto arin aan in mudo ah isku arkaayey yaraanteda ilaa hada mar mar wan isku arkaa horta yaraanteda waxaan aad uga cabsan jirey jinka dad aya maqli jirey ayago dhahaayo xaley jin aan arkey marka ana wan cabsan jirey wana kuriyoon jirey marki an qaangaar kuso dhawadey aya waxan isku arki jirey sida ramadaanada markan suxuurto ayan seexan jirey markasa wax an arkeynin iceejinayo waa markey indhahega isgalan isma dhaqaajin karo ayad kursi ma aqrin karo arintasi suxuur kadib seexasho wan dhaafey markan xooga weynaadey aya waxan ubatey diinta xagiisa salaad subax kadib hadan seexdo waa la ii imaanaa sidaasa la iiceejina madhaqaaqi karo adkaarta si xoog leh ayn ku aqriya hada habeenada qaar aya waxaasi isku arka hada kama cabsado waxaanba isku dayaa inaan iska dhiciyo lkn ma awoodi oo hurdada bey igu gaadaan wll waxaad kalo ishegtan waxaan ahey nin diintaa aad ujecel misane mudo 10 sano ah sitoos ah wan ubaran la ahey waxyaabo aan bartey wey jirta alxamdulilah lkn waa goos goos meel walibo aan galo mudo kadib wan iska dhaafa hada 3 jaamacadooda ayan intan galey iska dhaafey wll reerkena ninka kaliya diinta barashadeeda jcl bn ahey xita maadiga waxan isaga dhaafey si aan diinta ubarto ilaa iyo hada oo aan 30 jir an ahey heerka an rabey kama gaarin shahaado xitaa wan ka qaadan la ahey aad ujclahey waxa iga hor istaagsan oo horimarkaasi iidiidan ayn garanla ahey bal talo hala isiiyo.

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno
Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Jawaabta:

Walaal waxaa laga yaabaa il inay kugu dhacday ishaas ay ku daba taagan tahay, isha waa xaq, marka waxaa kugu haboon inaad iska daaweyso oo aad quraanka ku dadaasho, astaamaha isha iyo sixirka lagu garto waxaa ka mid ah riyada qarowga ah oo cabsida leh, qaabka aad u sheegtay adiga xaalkaaga waxaa laga dareemayaa in il ama sixir ay ku hayaan.

Daawada aad isku daaweyn karto waa quraan iyo adkaar badan, inshaa allaah diintana sii wad barasheeda haka caajisin, waxaa laga yaabaa shaydaan maadaama aad diinta baran rabto inuu diidan yahay oo uu kaa hor istaagi rabo, oo dhibkaas uu kuu geysanayo, dad badan ayaa jira xaaladdan oo kale qabsatay oo ka baxay.

Ku dadaal inaad weyso iyo dahaaro ku seexato habeen kaste, sidoo kale inaad Alle baryiso inuu kaa qabto shaydaanka, waad ka gudbi doontaa inshaa Allaah. Aduunkan waa sabar qofkii sabro wuu gaaraa waxa uu rabo, barashada diinta sabar weyn ayay u baahan tahay.

Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

 

Brother, a eye may have fallen on you that eye is standing behind you, the eye is right, when it is appropriate for you to treat yourself and strive for the Koran, the characteristics of the eye and magic are the characteristics of the eye and the magic that can be recognized include the dream of a terrible nightmare, the way you told you about your situation feels like an eye or a magic they are holding you.

The medicine that you can treat yourself with is the Koran and the strength, hopefully keep the religion and do not be bored with its leprosy, it may be that the devil who wants to learn the religion wants to reject and prevent you, and he will cause you that suffering, there are many people who have taken this situation and left.

Strive to make sure you sleep every night, and to pray to Allah to take away the devil from you, you will hopefully pass it. This world is patient and the patient achieves what he wants, and the study of religion requires great patience.

Halkan ka daawo riyada caajiska iyo culeyska jirka

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More