Masas iyo caaracaaro riyo marka lagu arko

Su’aasha:

Riyadaan ugu dambeysa xalay ayaan Ku riyooday oo ah anigoo masas garacaya ilaa aan dabada dambe ul uga gooyay iyo waxaan arkay caaracaaro anigo xaqin ku qabanayay inan dilayo camal iyo kuwo darbiga si fulayay aan ku qabanayay xaqinka broomka

# sxb rali noqo riyoyinka waan qoraa markay xogq garana waan kuso gudbiya hal hal wan uso diri laha ee mopile ayaan haysan mudo bill ah hada ayan mid kale so iibsaday mudas aan Ka maqna na riyoyinkas ayaan Ku riyiday.

Masas iyo caaracaaro riyo marka lagu arko
Masas iyo caaracaaro riyo marka lagu arko

Jawaabta:

Riyada maska saan dhowr jeer soo sheegnay waa cadow, mas haddaad riyo ku aragto waa cadow.
Riyada caaracaarada waa saaxiib aad kugu dhow laakin cadow ah oo dhib kuu geeysan raba, sidaa awgeed waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato, isa jir riyada waa digniin aad u cuslus ha fududaysanin.
Saaxib dhib ma laha waxaa fiican inaad hal hal usoo dirto riyada sidaas ayaa fiican si riyo kaste cinwaan gaar ay u yeelato si dad kale ay uga faa’ideystaan.

 

Waxan Ku Riyooday Caaro Oo Sariirta Hoosteeda Ku Jirto

تنبئ رؤية العنكبوت في الحلم بالحرص والحيوية في إدارة أعمالك. سوف يحالفك الحظ وسوف تجمع ثروة كبيرة إذا رأيت عنكبوتاً ينسج نسيجه فهذا ينبئ بالسعادة العائلية.

إذا قتلت عنكبوتاً فهذا ينبئ الخصام مع الزوجة الحبيبة، إذا عضك ‌عنكبوت فتكون ضحية مؤامؤات ودسائس الأعداء في محيط عملك.

إذا رأيت عدة عناكب معلقة في أنسجتها حولك فهذا فأل خير وينبئ بالحظ والثروة والصحة الجيدة وأصدقاء مخلصين.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً يهاجمك فسوف تصل إلى الثروة سريعاً إلا إذا أعاقتك المخاطر.

إذا رأيت عنكبوتاً كبيراً جداً وآخر صغيراً يتوجهان نحوك فستعيش أياماً رغيدة بيضاء وستشعر أنك ناضج في حياتك.

إذا حلمت برؤية ‌أفعى تلدغ، وصديق ميت يبدو أنه مستلق ويتنفس ثم ينهض إلى وضعية الجلوس عندما تهاجمه الأفعى ثم يختفي الاثنان داخل بعض الشجيرات القريبة فإن هذا يدل على أنك ستحزن بشدة على حظ الأصدقاء العاثر وخسارة تهددك بنفسك.
إذا رأيت فتاة ‌أفعى فإن هذا ينبئ أن شخصاً مخادعاً سوف يسبب لها المتاعب. إذا هربت الأفعى منها فسوف يكون في مقدورها الدفاع عن شخصيتها إزاء مهاجمات تجري ضدها.
إذا حلمت سيدة أن ‌أفعى ميتة تلدغها فسوف تعاني من مكائد صديقة زائفة. إذا حلمت برؤية الأفاعي فتفسيره كل إشكال الشر والبؤس وسوء المال

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More