Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Su’aasha:

ASC WAAD MAHADSANTIHIIN
Ilaahay ha idin xafido
Waxaan ku riyooday anoo adhi fara badan oo waxaro yaryarina ku jiraan oo cadcad anoo lajooga meel geedo badan oo aad uqurux badan green ah dhirtu oo lkn banbanaan ah
Oo daruuro waawayn dhinaca bari iyo galbeedba is xidheen oo cadceeduna hayso daruuraha oo ay aad u qurux badan yihiin dhexduna banaan tahay
Oon eegayoon ku faraxsanahay
Allah mahadle.

Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan
Riyada daruuraha waawayn iyo adhi fara badan

Jawaabta:

Daruuraha cad cad waxay tilmaamayaan qofka inuu gaarayo waxa uu rabo, waa riyo bishaaro ah, waxaraha iyo ariga iyo dooga waa nolol fiican oo barwaaqo ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More