Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay

Video muujinaya Mu’adinka masjidka la weeraray isagoo salaadda jumcaha u addimayo, weerarkana wuxuu dhici doonaa wax yar kaddib.

Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay
Mu’adinka masjidka New Zealand markuu addimayay

Ninkan wuxuu ka badbaaday weerarka maanta ka dhacay masjidka, salaadda jimcaha ayuu u addimay.
Video gan waxaa faafiyay abbihiisa  waa nin u dhashay casuudiga.

wuxuu ku qoray meesha inuu Ilaahay ku mahdinayo wiilkiisa oo ka badbaadiyay dilka xun loo geystay muslimiinta ku tukanayay salaadda jimcaha masjidkaas

 

Linda Armstrong Oo Ku Jirtay Dadka Lagu Dilay Masjidka New Zealand

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More