Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Su’aasha:

Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa.

Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa
Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa

Jawaabta:

Saliidda qumbaha “Coconut oil”  ama    زيت جوز الهند   waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii aad doob tahay maxaad ka rabtaa inaad dareenkaaga kiciso, haddaad kacso dhibaato inay kuu keento ayaa laga yaaba saliida oo  aad xumaan ku dhaco.

Marka aad doob tahay waxaa la rabaa inaad iska ilaaliso wixii dareenka kicinaya.

Faahfahin dheraad

 

Coconut oil or زيت جوز جوز الهند is said to have a feeling of arousal removal from coconut water, if you are a fool why do you want to arouse your feelings, if you get up it may cause you problems it may cause you oil and you will fall bad.

When you are a fool, you are required to avoid anything that arouses emotions.

 

Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More