Riyada dad lala sacdo oo laga lumo

Su’aasha:

Waxaan kaloo riyo ku arkey aniga oo lasocda asxaab aaanan aqoonin wajiyadooda meel saxara ah ayey aheyd kadib aniga waan ka dhumey meel wada saxara ah meel aan ka baxo magaraneyn waaan iska socdey mar aan meel dheer fuulo aaan kasoo dildiloomo (anooo jiifjiif usocdo)
waxaan idinka sugayaaa jawaabo haduu alle idmo.

Riyada dad lala sacdo oo laga lumo
Riyada dad lala sacdo oo laga lumo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa qaladaad inaad ku dhic rabto oo loo baahan yahay inaad ka dheeraato, qofka marka uu ka lumayo waddada oo kuu dhex dhumayo meel saxraa ah waa wareer iyo ka leexasho jidka tooskan laga leehdo sidoo kale qofka inuu jiifjiif u socdo iyadana ma aha wax habboon marka, waxaa laga yaabaa in lagaaga digayo wax xun ama fal xun oo habaabid ah ama baadinimo aad ku dhaqaaqayso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More