Riyada libaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo

Riyada libaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo

Su’aasha:

waxan kale oon ku riyoday libaax, libaaxas oo aniga iyo dad kale oo badan dhexdena jogay misana aniga iyo qof kale oon garanayn ayuu ina so cersaday kadibna qol baan ka galnay albaabkii baan xiray qofkii ila so galay qolka waxuu furaya albaabkii ana waan la dagaalayaa on leyahay ha furin miyadan ogayn in aan halkan libaax uga gambanayno ila wan midi inan ku dhuftay u arkay oo kale ila dagalayo sidaas madama hi naftayda iyo tiisaba hi riski kalinayay.

Riyada labaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo
Riyada labaax qofka soo racdeysanayo oo uu ka dhuumanayo

Jawaabta:

Riyada waa digniin waxaa jira qof cadow kugu ah oo ilaalo kugu hayo, oo rabo inuu dhib kuu gaysto hantida inuu kaa qaato oona dil ku geysto, ninkaas wuxuu iska dhigayaa in aad isku dan tihiin oo wax idin ka dhexeeyo laakin xaqiiqada sidaas ma aha ninkaas wuxuu rabaa in dhib kusoo gaaro oo lacag lagaa qaato marka digtooni ka qab dadka qaarkii oo iska dhigaya dad fiican laakin hoos ahaan u xun.

 

Waxaan Ku Riyooday Anoo Libaax Dilaya Mana Dhiman

 

The dream is a warning. There is someone who is your enemy and keeps you under your watch, and wants to cause you trouble to take your property and kill you. That man pretends that you have the same interests and have something between you, but in fact that is not the case, that man wants to suffer and take money from you when you are wary of some people who pretend to be good people but are bad in the bottom.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More