Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno

Su’aasha:

Ninyahow xalay waxan Ku riyooday Arin yaableh waxan Ku riyoday aniga o meel swimming pool camal joga waxan arkay laba gab dhood mid radainayso wiil Ka dhumay kadibna wan la Radinaayay dadka la waydinayay misa na waxan Galnay meel aad Xero modo Mel guryo la Jiifo waxan arkay aniga oo gabadha la gal monayo ayada na ay rabto an dhumanayno meshan u carar meshan u carar kadib waxaa dhacday in Xeradi aan joog nay an meel uga Baxo Waayay oo Mel kasto is xirtay kor darbiga iyo Dhincaha automatically meel an Ka baxno ayaan waayay Meesha waxaa Ku yaalo geed Ween ana Mel horeso xoga oo AAD Modo Xero ama Shabaq jawan fidsanayan.saranahay geed ka waa korkeyga gedkii waxaa Ka soo dagay Shabeel AAD u wayn oo radinayo waxa shabaqa so galay Misana aniga Aya Ku jiro Xera da kadib markii uu damcay Inuu uso.boodo meshi kahoosesay an sarnaa Aya ana dhanka geedka u Booday on Qabsaday Dhinac Dambe geed ka markas ayuu hadana so aday kor Illahay Amarkiisa Waxa Gerka saarna Ri ama hal Ari o madow misa ridi buu la Booday lugta jabsaday Kala dhacay geedka lugta Ridi Aso Ku Mashqulsan Aya dad so baxay oo qaylo iyo Xabad Ku Ku riday Shabeel kii na Wu cararay tag ___ marka sxbow riyadas I fasir.

Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno
Waxan Ku riyoday Shabeel Doonaayo inu I weyraro ama I cuno

Jawaabta:

Riyada labo astaan ayay wadataa shabeelka iyo naagta aad u galmoonayso, shabeelka wuxuu tilmaamayaa khatar kugu soo wajahan waana qof cadow ah, naagta aad u galmoonayso waa qof kuu muujinayo inuu ku jecel yahay laakin rabo inuu kugu rido meel dhib kaa soo gaarayo, marka riyada waa digniin iska ilaali dadka aad la socoto ama kuu dhow siiba dumarka.

Riyada waxaa kaloo ay wadataa inaad ka badbaadi doonto dhibkaas lagula rabo, laakin waxaa lagaa rabaa inaad taxdar qabto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More