Riyada mas cunug kaa qaniinayo

Su’aasha:

Asc walal waxan ahay hooyo single ah waxan ku riyooday anoo jidka marayo a waxan arka wax dhulka ku dugan oo bahal u eg waka lexana wiilkeyga aya wixi dhulka kasoo bixinayo wxey noqonayan 2 mas guriga ayuu noo kena masaski anaga dhan waka cabsanena waxan ku dhahaya naga bixi masaskan wuu iga didaya waan garacaya kdb hal mas u qadaya midki u ka tagay cunug yar aa kasoo dabo qadeso ayado wado aa waxa arkeso midkale wexe dhehe mas waye tuur marke sas dhahdo gabdhi uu qaniinaya anee i imane marka 2di calamad arko waa naxaya kdb dhiiga ka dhuqaya anoo cabsanayo abhod aa waca mana is haleleno…….

Riyada mas cunug kaa qaniinayo
Riyada mas cunug kaa qaniinayo

Jawaabta:

Riyada waa digniin ilmaha maska ku dhagayo waa astaan tilmaamaysa il iyo xasad inay jiraan sidoo kale qof cadow ah inuu jiro oo ilmahaas aan rabin, waxaad ku akhrisaa ilmaahaga quraan Allana baryi, waliba gaar ahaan waa inaad ku akhrisaa tufta sharciga oo loo yaqaano arruqya asharciya الرقية الشرعية

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More