Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan
nabadgalyo guudkiina ha ahaato
waxaan ku riyooday anoo falastin ku caawiyay 350 wadhaf iyo quraarado qarxaaya oon dagaalka kula jiro qasa oon yuhuuda eyanayno
iyo anoo ciidamada bada ee falastine madax la iiga dhigay iyo gabadh falastine ah oo aad iyo aad u qurux badan oo hooyadeed intay isoo wacday la iigu dhiibay ay leedahay hooyo ii caawi oo wax u qabo
oon ka aqbalay ka bacdi intay gabadhii dharka dhigatay oon layaabay quruxdeeda oon guri gaystoo la raaxaysanayo anogoo aad u faraxsan wax biyo ahna iga imanin
Allah mahadle.

Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin
Riyada anoo madax ka ah ciidamada bada falastiin

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof fiican oo u gargaaraya dadka dulman, riyada waxay wadataa astaamo waaweyn oo tilmaamaya inaad tahay qof wanaaga fara oo xumaanta reeba, gabadha quruxda badan oo aad la raaxaysanayso waa raaxada aduunka aad heli doonto iyo nolosha fiican aad gali doonto, waliba riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof diinta  Alle jecel oo gaalada neceb siiba yuhuuda oo cadowga  Alle iyo anbiyada ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More