Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Su’aasha:

Marka Hore Aad Baad UMahadsantihiin Daruur.com
Marka Xigta Markasta Waxaad Ka Hadashaan In Qofku Si Aafada Siigada Uga Soo Kabto Inuu Cuno Cunto Isku Dheeli-Tiran Oo Soo Celinaysa Awoodii Qofka Laakiin Kawaran Qofkaan Heli Karin Cunto Isku Dheeli-Tiran Ama Wax Nafaqo Ah Kaliya Aafada Joojiya Awoodiisii Malaga Yaabaa Inay Qaab Dabeeci Ah Ugu Soo Laabato
Mahadsanidiin Daruur.com

Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa
Qofkaan helin cunto tayo leh dhibka siigada maka soo kabsan karaa

Jawaabta:

Qofkaan heli karin cunto tayo fiican leh, xataa hadduu iska joojiyo muddo kadib wuu soo fiicnaanayaa, cuntada caadiga aad cunayso way kugu filan tahay, laakin waxaa muhimsan inaad ka joogasto falka siigaysiga, waxaad ogaataa cuntada dadka soomaaliyeed ay u arkaan inay tahay cunto iska caadi ah sida soorta cambuulada digirta iwm. in nafaqo laga helayo, waliba digirta wax badan ayay u taraysa jirka, marka saan kuu sheegay qofkaan heli karin xataa cuntooyinka tayada badan leh sida kaluunka iyo hilibka iyo caanaha iyo qudaarta iyo furuudka kala duwan hadduu siigada iska joojiyo muddo kadib waa soo fiicnaanayaa, jirka waa isa soo celinayaa waa arrin Ilaahay ugu talaggalay qofka jirkiisa inuu dhibka kasoo bogsado.

 

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

A person who cannot get good quality food, even if he stops after a while he will get better, the normal food you eat is enough for you, but it is important to stay away from the act of giving, you know that the food that Somalis consider to be a normal food such as peanuts etc. To get nutrients, it also benefits the body a lot, when I told you the person who can’t get even high-quality foods such as fish and meat and milk and vegetables and various vegetables if he stops the rash after a while it will be better, the body will restore itself itself it is a matter of God’s body to heal from the problem.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More