Riyada nin gabar ukun siinayo

Su’aasha:

Manto Jimca ahna Bacdul duhur ban seexday waxan ku ku riyoday iyado nin ukun isinayo shekh micneheda iisheg allah ku bara keye.

Riyada nin gabar ukun siinayo
Riyada nin gabar ukun siinayo

Jawaabta:

Riyada ukunta waxaa lagu fasirayaa marka uu ku riyoodo qof xaas ah ilmo qof doobna waxaa loogu fasiraa guur, haddaad gabar tahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto.

siiba nin ayaa ukunta gacanta kuu saaraya taas waxay ka dhigan tahay inuu kuu dhiibanayo xaalkiisa iyo kalsoonidiisa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More