Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa

Su’aasha:

Riyo kale aya arke anigo dawanayo video yaranteydi eh oo dhahayo walashey nolol islama soo qaadan hadane waxan arke sawiro anigoo aroos eh walashey wan ka wayay dhaman sawiradi waan ooye markas ayan sujuday anigo u ducena inu ilahey dhibatada ka saro walashey.
Marti aya ii jogte maraq baradho ayey hooyo wax ku siisay..

Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa
Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa

Jawaabta:

Riyadan waxaa lagu fasiraa walaashaada inuu dhib haysto oo ay qarsanayso dhibkaasna wuxuu xiriiri la leeyahay dhib hore, marka isku day inaad la hadasho una duceey.

Riyada waxay wadataa dhibkaas in looga bixi karo u dhowaanshaha Alle, addoonka marka uu sujuudsan yahay ayuu Alle u dhow yahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More