Riyada salaada casar iyo misaajidka

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo jooga masjid aad u wayn oo laga buuxo salaadii casar ka hor ayaan I mid waan ku sunaystay waxan an ku tukaday salaadii casar saful awalka Ama safka koowaad
Runtii maasha waa naxariis ilaahay
Allah mahadleh.

Riyada salaada casar iyo misaajidka
Riyada salaada casar iyo misaajidka

Jawaabta:

Kutubta riyada lagu fasiro waxay dhamaan sheegeen in riyada salaadda casar tukashaeeda ay tahay mid tilmaamaysa xasilooni iyo liibaan iyo farxad iyo u dhowaanshaha Alle, waa riyo aad iyo aad u wanaagsan, salaadda casar waxay ka mid tahay salaadaha ugu fadli badan shanta salaadood iyada iyo subaxa ayaa ugu fadli badan.

Jamaacada aad ku takatay iyo safka hore waxay xambaarsan yihiin fadli aad u weyn oo Alle ku siin doono inshaa Allaah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More