Riyada xadiiska “qofka badala diintiisa dila”

Su’aasha:

Asc walaal, waxaan arkay qof aan aqoonin usheekeenaayo , ku dhahaayo xadiiska nabiga( (scw)  (qofka badala diintiisa dila) asagana igu dhahaayo sax waaye, kawaran?

Riyada xadiiska "qofka badala diintiisa dila"
Riyada xadiiska “qofka badala diintiisa dila”

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugnaato diinta Alle oo aadan ka leexanin inaadan maqlin dadka soo baxay oo dhahaya qofka xor waaye diinta ayuu ka bixi karaa lama dilaayo xadka riddada ma jiro, riyada waxay kaaga digaysaa inaad fududeysato waxaa la rabaa inaad iska ilaaliso dadkaas islaamka sheeganaya oo ka baxay, run ahaantii xadiiskaas waa xadiis saxiix ah.

 

Riyada qof waardiye ka ah Madiinada Rasuulka (SCW)

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More