Riyada nin xaaskayga naaska ka taaban raba

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday nin an aqaano oo doonaya in uu xaaskeyga naaska ka taabto kadib anigana Lugta ayan ka qaniinaya ninka oo dhawac baan u geysanaya.

Riyada nin xaaskayga naaska ka taaban raba
Riyada nin xaaskayga naaska ka taaban raba

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa digniin, ninkan ayaa lagaaga digayaa inuu yahay qof damacsan gabadha aad qabto laakin adiga ayaa ka reebi doono dantiisa inuu gaaro, marka daymo u lahow adoon qofkaas wax ku dhahaynin iska ilaali, xaaskaagana ka ilaali, inay u dhowaato, riyada qaar waxay tilmaamysaa damaca raga ay damacsan yihiin xaga naagaha.

Naaska wuxuu tilmaamaa cowrada dumarka waana xubin la xiriirta raaxada iyo galmada marka ninka rabo inuu taabto waxay ka dhigan tahay inuu damcayo naagtaas marka waa digniin, qaniinidda aad qaniintay waxay tilmaamysaa inaad ka reebi doonto xaaskaaga

 

Riyo hal naas iga dhacayo waxaan ahay gabadh wali guursan

 

 

يدل الحلم على تحذير،
يتم تحذيرك من هذا الرجل من أنه  طامع  في البنت التي متزوج بها ، لكنك ستمنعه من تحقيق مصلحته الخاصة:
يجب يكون لديك أن تكون منتبها   ، احذر.
واحفظ زوجتك من الاقتراب ،
تشير بعض الأحلام إلى رغبة الرجال تجاه النساء.

يدل الثدي على عورة النساء وهو عضو مرتبط بالمتعة والجنس عندما يريد الرجل لمسه فهذا يعني أنه يريد تلك المرأة هذا يكون تحذيرا ،
تشير العضة التي قمت بها إلى أنك ستستبعد زوجتك

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More