Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Su’aasha:

scw waxaa raba ina i fasirtan qofkii ku riyoodo asoo god ku qodaayo yaambo dhulkana wa meel cagaaran oo qaleel ah.

Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo
Qofkii ku riyoodo asoo meel god ka qodaayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad  lacag ka raadin doonto meel fog ama adag oo shaqo aad heli doonto, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa in aad heli doonto arsaaq balaaran oo lacagna aad keedin doonto, dhulka la qodayo mararka qaar wuxuu tilmamaamayaa keyd, guud ahaan riyada waa riyo fiican.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More