Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Su’aasha:

asc walaal waxaan in muda ah isku arkay markan hurda kasokici rabo intaan kicin ka hor waxaan arki jiray inaan indhaha kala furi waayo muda daqiiqad camal ah aan rafaado quraan aqristo Kadib anoo haraadsan oo wadnaha zaid igaracmayo ayan kici jiray riya inay tahay iyo in caadi ay tahayna waan kala saari waye wayo marwalba an hurda katoosayo inta badan waan arki jiray alxam muda laba bil ah ma arkin maxay ka micna tahay iso sheega shukran.

Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin
Qofka marka uu jiifo indhaha aan furi karin

Jawaabta:

Haddii riyo ay tahay iyo haddii soo jeed ay tahay way kala duwan yihiin waxa laga fahmayo xirnaanta indhaha.

Qofkii riyo ku arko asoo indhaha ka xiran riyada waxay tusin kartaa inuu ka fog yahay waxyaabaha qaar ha noqdaan dambi ama wax kale.

Haddii arintaas ay ku qabsanayso adoo soo jeeda taas waxaa laga yaabaa inay tahay arin nafsi ah oo cabsi la socoto.

Marka nafasi ahaan isu daaweey quraanka iyo adkaarta badi

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More