Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa

Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa

Su’aasha:

ASC waxaan kujirna maalmaha fadhliga badan marka acmashe ugu fadli badan OO lasameya
Ruuxa isago soon qala ah laguleyahay masoomi kara suna
Kee I fadhli badan inan malmahan Soonka sunnada soomo iyo inan badalkeda Soonki qalaha aha soomo thanks

Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa
Qofka asoo soon qalo lagu leeyahay mid sunna ma soomi karaa

Jawaabta:

Camalka maalmahaan nooc kaste uu yahay aad buu u fadli badan yahay ha ahaado sadaqo ama salaad ama soon ama quraan akhris ama adkaar ama duco, dhamaan way fadli badan yihiin.

Soon qalo haddii lagugu leeyahay waa inaad isaga soontaa, haddii aad soonto soonka qalaha maalmahan way ka sii fiican tahay.

Halkaan ka akhriso fadliga maalintan adilada kusoo aroortay

 

Fadliga Tobanka Bisha Xajka Iyo Udxiyada

Ducada maalinta Carafo fadligeeda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More