Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya

Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya

Su’aasha:

Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya danbi intee ayuu galay?

Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya
Maalin ramadaan qofka soonka si kutalogal gal ah u jabiya

Jawaabta:

Qofkii soonka kutalaggal u fura maalin Ramadaan ah asoon wax cudur ah jirin wuxuu galay dambi weyn waxaa ku waajibaya inuu soo gudo maalinkaas sidoo kale inuu towbad dhab ah la yimaado, maxaayeelay wuxuu khilaafay amarkii Alle soo dejiyay oo ku sugan oaraahdiisa:

(ثُمَّ أَتِمُّواْ الصِّيَامَ إِلَى الَّليْلِ)

(kaddib soonka dhammeytira ilaa habeenkii)
wuxuu ku yiri Imaam Aldahabi kitaabkiisa Alkabaa’ir:

 

(وَعِنْدَ الْمُؤْمِنِينَ مُقَرَّرٌ أَنَّ مَنْ تَرَكَ الصَّلَاةَ وَالصَّوْمَ أَنَّهُ شَرٌّ مِنْ الزَّانِي وَمُدْمِنِ الْخَمْرِ بَلْ يَشُكُّونَ فِي إسْلَامِهِ وَيَظُنُّونَ بِهِ الزَّنْدَقَةَ وَالْإِلْحَادَ)

(Mu’miniinta agtooda waxaa ka sugan qofkii salaadda ka tago iyo soonka inuu ka shar badan yahay qofka zaaniga iyo kan khamrada cabba bal waxay ka shakiyaan islaamnimadiisa waxay u malayaan inuu gaal mulxid yahay)

 

Soonka maalindhaafka caafimaadka dhib ma u keenayaa

 

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

 

Qof janaabo qabo soonka maka jabaa

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More