Qofkii ku riyoodo asoo kafan ku duuduudan

Su’aasha:

Sakay Saladi Subax waxan ku riyooday anigo Karfan igu duban sawir keygana i agyalo iso jawab insha Allah sheq.

Qofkii ku riyoodo asoo kafan ku duuduudan
Qofkii ku riyoodo asoo kafan ku duuduudan

Jawaabta:

Riyada noocan ah qofkii arko asoo kafan ama karfan ku duuban waa digniin waxaana laga rabaa inuu ka towbad keeno falal dambi ah, waa xusuusin la xusuusinayo geerida.
Marka riyada macne weyn ayay leedahay oo la xiriira noloshaada oo laga yaabo inay halis gasho marka u degdeg towbad kana fogow dambiyada kuna dadaal cibaadada iyo camalka wanaagsan, waa digniin adag.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More